Sida Miisaanka Loo Dhimo 7 Maalmood Gudahood
Sida miisaanka loo dhimo ama loo yareeyo: Maxaa kamid ah waxyaabaha miisaanka yareeya? Suurto gal ma tahay in aan 7 maalmood gudahood aan ku jaro caloosha? Jawaabta macquulka: Haa, laakin waa in aad sameysaa ficiladaan. Haddii aad cunto cuntooyinka miisaanka yareeya gaar ahaan kuwa soo socdo waxaan kuu balan qaadeynaa in aad 7 maalmood gudahood aad ku rido kiilaad. Cun cunooyinka colorieska ku yar yahay kuwaasoo Protein fara badan leh sida: Ukunta( Malaay /Kaluunka Qudaarta(Brakkoli) iwm Digirta Mishaarida loo yaqaano lenses food Cabitaan badan sida: Cabista biyo badan Sanjabiilka Liin dhanaanta (bilaa sokor)
Waw
ReplyDelete