Posts

outmeal health ah

Image
 

Ku Dadaal Sanadkan Cusub inaad Saxdo Sedexdan

Image
  Hurdaada cunadaada jimicsigaga Daraasad ayaa muujineysa in dadka hurdi waaya dhowr habeen oo isku xigta ay isku arki karaan calaamadaha cudurka macaanka. Hurdo yarida ba'an ayaa waxyeeleyso awoodda jirka uu isaga difaaco heerarka sokorto. Cilmi baaris kale ayaa muujisay sida dadka hurda inkayar todobo saacadood ay u nugul yihiin qabowga, marka loo eego kuwa hurdo illaa sideed saacadood iyo in ka badan. Sidoo kale hurdo yaraanta waxay dhibaateysaa shaqada maskaxda taas oo sababi karta asaasaq. weight loss plan   Green tea                             6:00am_7:00am  Mushaari.                           7:00 am_8:00 am    Apple+water                      12:00pm_1:00pm   Rooti ama bariis                 1:00pm_2:00pm ...
Image
  Caafimaadka iyo firfircoonida Caafimaadka ma’ahan oo kaliya cunto iyo cabitaan sax ah oo kaliya ee waa inaad daryeeshaa jirkaaga firfircoonadiisa. Haddii aad tahay 9 jir ama 90 jir, waxaa jira baaritaamo cilmiyeed oo fara badan ee sheegaayaa in jimicsiga ama firfircoonida jirka ay horay u marinayso caafimaadka guud ee jirka. Waxaa batay fadhiga badan qaasatan fiirsashada TV iyo isticmaalka computerka IWM oo sababa hoos u dhac ku yimaada caafimaadka guud ee qofka. Waa maxay faa’iidada jirdhiska? Haddii aad suubiso jirdhis 45 daqiiqo ah maalin kasta waxaad hoos u ridaysaa ama yareynaysaa in uu kugu dhoco cudurada qatarta ah sida: Cudurada Wadnaha Cudurka Sonkorowga Xanuunka Depression ka Kansarka – naaska iyo mindhicirada   Haddii aad joogto ka dhigato jirdhiska oo aad samayso in muddo ah waxaa hubaal ah in uu hore u koco: Yaraado xaaladaha walwalka ee stress ka Hoos u dhoco miizaankaaga jirka Fiicnaato shaqaynta maskaxdaada Kor u koco noloshaada galmada   Noocyada jirdhi...

Faa’iidada Shaaha Cagaaran (Green Tea)

Image
  Waa maxay faa’iidada shaaha cagaaran (green tea)? Muxuu faa’iido u leeyahay shaaha cagaaran dhanka caafimaadka? Jawaabta waa mid fudud. Markad aad bilaawdo cabista shaaha cagaaran waxaad caafimaadkaaga ka dareemi doonto waxyaabo badan oo aan halkaan ku xusi doono. Faa’iidada shaaha cagaaran ee afka qalaad lagu yiraahdo green tea dad badan oo inaga mid ah waxba kama ogo, waana sababta keentay in aan halkaan ugu faa’iideyno. 2. Soomaalida iyo shaaha cagaaran Waxaa inta badan la sheegaa in dadka ugu badan ee Soomaalida ah ee isticmaalo shaaha cagaaran in ay yihiin Soomaalida ku nool qurbaha gaar ahaan Soomaalida Minnesota. Tolow Farxiyo Kabayare iyo Hodan Cabdiraxmaan maka mid yihiin? Dhanka kale shaaha cagaaran aad loogama isticmaalo dalkeena Somalia, maxaa yeelay dadka inta badan uma lahan wax dhadhan ah, waana sababta ay ku doorbidaan cabista caleenta shaaha madow. Shaaha cagaaran waxaa ku jiro maaddooyin awood u leh in ay gaaraan maskaxda oo ay ka hortagaan in barootiinta dhibaa...

Sida Miisaanka Loo Dhimo 7 Maalmood Gudahood

Image
  Sida miisaanka loo dhimo ama loo yareeyo: Maxaa kamid ah waxyaabaha miisaanka yareeya? Suurto gal ma tahay in aan 7 maalmood gudahood aan ku jaro caloosha? Jawaabta macquulka: Haa, laakin waa in aad sameysaa ficiladaan. Haddii aad cunto cuntooyinka miisaanka yareeya gaar ahaan kuwa  soo socdo waxaan kuu balan qaadeynaa in aad 7 maalmood gudahood aad ku rido kiilaad. Cun cunooyinka colorieska ku yar yahay kuwaasoo Protein fara badan leh sida: Ukunta( Malaay /Kaluunka Qudaarta(Brakkoli) iwm Digirta Mishaarida loo yaqaano lenses food Cabitaan badan sida: Cabista biyo badan Sanjabiilka Liin dhanaanta (bilaa sokor)